Aragtida Ururka Ahlu Sunna iyo Shuruucda Baarlamaanka ee isdiidan !!

Dowladaha iyo nidaamyada dunida ka jira badankood waxaa hal-beeg u ah dimoqoraadiyad, iyada ayaa lagu kala baxaa, oo aragtiyada kala jeeda lagu mideeyaa, ilbaxnimaduna waxay sheegeysaa haddii aad ka qeyb qaadato inaad wixii ka soo baxo aqbasho. Soomaaliya waxay ka mid tahay dalalka dimoqoraadiyadda u bisil wax badana wali u dhimman yihiin, Sababtana waxaa leh … Continue reading Aragtida Ururka Ahlu Sunna iyo Shuruucda Baarlamaanka ee isdiidan !!